Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qaybgali doono shirka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya oo socon doona inta u dhexeysa 25-26 Oktoobar 2023. 25/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint