Taliyaha Ururka 51aad Guutada 9-aad Qeybta 60-aad Gobolka Bakool laba xidigle Deerow Macalin Cabdi ayaa ka warbixiyay howlgal ay ka sameeyeen deegaano hoostaga Tayeeglow.