Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya “Soomaaliya waa dal hodan ah. Waxaana rajaynaynaa in uu shirkaan fure u noqdo Soomaali isku filan, oo is quudiso.”