Wasiirka Ganacsiga XFS Jibriil Cabdirashid Cabdi ” Sannadkii la soo dhaafay waxaa Soomaaliya Dibbada looga soo Dhoofiyey badeeco ku kacday in kabadan 6 Bilyan oo dollar, halka aan anagana dhoofinay badeeco gaaraysa 50 milyan oo dollar, waxaana ka shaqeeyn donaa hormarinta wax soo saarka dalka, iyo in ganacsatada dalka isku filnaadaan.” 30/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint