Xildhibaan hore Maxamed cabdulle Faarax Geesey “ Khawaarijta waxa ay dishay wiilkayga, waxa ay burburiyeen gurigayga, diyaar ayaana u ahay soo afjarkooda in aan ka qaybqaato