Guddoomiyaha guddiga qaadashada macallimiinta ee wasaaradda waxbarashada Xasan Maxamed Cali ayaa sheegay in Maanta imtixaanka farsamada gacanta ay ufariisanayaan 256 Macallin oo lagu qabanayo Muqdisho, Balcad, Dhuusamareeb,Baydhabo iyo Baardheere.