Roob dabeylo xooggan wata oo ka da’ay Magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa sababay in qoysas badan ay barakacaan.