Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dowladda FS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa hambalyo ku aadan 105-sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska midowga Jamhuuriyadda Talyaaniga u diray shacabka iyo dowladda dalkaas