CXDS oo la wareegay degaano ay kusugnaayeen AS

Ciidamada xooga  Ayaa Howlgalo Qorshaysan ka sameeyay Degaano Katirsan Gobolka Bakool kuwaasi oo Lagu gaarayay degaanado ay kusugnaayeen Kooxda AS Ciidamada Guutada 9-Aad Qeybta 60-aad Ayaa howlgaladaan Ka Fuliyeen Deegaanada Katirsan Gobolka Bakool kuwaasi oo ciidamadu kula wareegay Degaano badan oo horay gacanta ugu jiray AS