Siyaarta Rabbi ha u naxariistee Sheekh Xuseen Diirshe ayaa lagu qabtay Degmada Guriceel, oo asbuucii lasoo dhaafay ku dhawaan ku geeriyooday degmada.