Saraakiisha Ciidamada ay dowladdu u xilsaartay nabadeynta Maleyshiyo beeleedkii ku dagaalamay deegaano hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa kormeeray tuulooyinkii ay colaaddu sida weyn u saameysay.