jaaliyadda Galmudug ee dalka Uganda ayaa ku baaqday in dagaal beeleedyada ka jira qeybo ka mid ah Hirshabeelle iyo Galmudug la joojiyo loona jiheysto dagaalka Khawaarijta.