saamayn ka dhalatay roobab xoogan oo ka da,ay berdaale

Halkaani waa degmada Berdaale ee Gobolka Bay oo ay Buux dhaafiyeen Gudaha magaalada Biyaha Robabka xoogan ee da.ay dalka

Biyaha Daadka oo aad u xoaganaa ayaa galay Xaafadaha Magaalada Iyadoona dadkii deganaa ay bilaabeen barakac
Waxaa Sido kale Hakad uu kuyimid Isku socodka Dadka,Ganacsigii iyo waxbarashadii
Sido kale waxaa ka maqan magaalada adeegyadii Bulshada sida Korontadii.
Berdaaale ayaa kamid Noqo naysa magaalooyin dhowr ah kuwaasi oo Daadka Roobka Ay samayn wayn kuyeesheen.