“Ciidamada qalabka sida qaybahooda kala duwan ee ku sugan deegaanadda ay saamaysay roobabka iyo daadadka El-nino waa inay si degdeg ah qayb uga qaataan gurmadka dadka nugul ee waayeelka iyo caruurta isugu jira” Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre