https://youtu.be/0MZPek5L2fk

Wasiirka Howlaha guud Ismaaciil Sheikh Cabdiraxmaan “Shirkad ama Injineer aan ka diiwaangashanayn wasaaradda Howlaha guud howl kama fulin karaan dalka “.