Maamulka magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan oo ka war bixiyey cabsi xoogleh oo laga qabo fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeelle oo saacadihii ugu dambeeyey biyo badan keenay.