Kusimaha Guddoomiyaha Degmada Wadajir Mudane Axmed Diiriye ayaa ka hadlay howlaha socda ee biyaha Roobka looga saarayo waddada Ceel Qalow ee Degmada Wadajir. 13/11/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint