degaanada koofureed ee gobolka mudug waxaa kasocda howlgaloka dhan ah kooxda AS howlgalkaan ayaa waxaa wada ciidamada dad degaanka daraawiishta galmudug iyo xooga dalka saraakiisha hugaaminaysa howlgalka ayaa ka warbixiyay sida ay howlgaladu usocdaan