Agaasimaha guud ee Nadaafada iyo bilic soocelinta gobalka Banaadir Maxamed Suudi Maxamuud ayaa sheegey in Dowlada hoose shaqooyin adag ka qabatay waddooyinkii ay biyaha roobku saameeeyeen, laguna guuleystay in badan in dib loo furo meelihii biyo fariisinka noqday.