Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa soo xeray fadhiga maanta wuxuuna sheegay in Maxkamaddu ay kasoo jawaabi doonto is hortaagga qareennadda.