Abuukaate Zakariye Ismaaciil ” Koofi waa Gaashaanle sare oo ka Tirsan Hey’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Maxkamadda gobolka Banaadir awood sharci uma leh in ay qaado dacwadiisa”