Saameyn intee La’eg ayuu Fatahaadda Wabiga Shabeelle ku yeeshay Degmada Afgooye?

degmada afgooye oo kamida meelaha si wayn u sameyeen daadadka iyo fatahaada wabiga ayaa bulshada kudhaqaan waxaa ay arintaani ku yeelatay saamayn wayn

saamaynta ugu badan ayaa ah in dadkii qaarkood ka barakaceen degmada halka kuwo kale ay wali kusugan yihiin iyagoo sheegay inaysan haysan waxyaabaha nolosha aas aasi u ah

goobihii kala duwanaa ee waxbarashada caafimaadka iyo masaajidadii ayaa ku dhow inay xirmaan halka kuwo qaarkoodna ay kalhoreba u xirmeen fatahaaada biyaha wabiga

qaarkmaida bulshada degmada afgooye ayaana dalbaday in loosoo gurmado oo xaalada haysata laga samatabixiyo