maxuu madaxweyne xasan sheikh ka yiri ku biiritaanka soomaaliya ee ururka EAC

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed xubinnimada Dalladda Bulshada Afrika (EAC), isagoo ka warbixiyey dadaalka lagu bixiyey, fursadaha ku jira iyo awoodda dadkeennu ay u leeyihiin in ay la tartamaan dhiggooda shucuubta Gobolka.