WARSAXAAFADEED: Shirkii Beelweynta Cayr ee Dhuusamareeb ka socday, waxa ay Beeshu isku raacday in mas’uuliyadda soo qabashada eedeysaneyaashii dilka u geeysay Ganacsatada ay uga danbeynayaan Dowladda Galmudug iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.