Askari lagu Eedeeyay isku-day dil Taliyihiisa oo Maxkamadda Ciidamada la soo taagay

Maxkamada Ciidamada Qalabsida ayaa u fariisatay Danbiyo loo haysto Askari katirsan Ciidanka xooga dalka

Askarigan oo katirsan Ciidamada xooga Sida Gaarkaa u Tababaran ee Kumaadoosta Danab ayaa luugu Fariisatay Magaalada Jowhar Ee Shabeelada dhexe

Maxamed Cabdullaahi Xasan oo ah Askari la horgeeyay Maxkamada ayaa Waxaa loo haystaa Amardiido iyo Iskuday Dil Taliyihiisiii