maxkmada ciidamada qalabsida ee soomaaliya ayaa maanta la horgeeyay masuul katirsan dowlada oo loohaysto danbiyo kalduwan ninkaan oo oo soo noqdey guudoomiye degmada katirsan gobolka banaadir ayaa maxkamada la horgeeyay waxaa loo haystaa inuu xirir la leeyahay kooxda AS