Maxkamada Ciidamada Qalabsida oo La Horgeeyay Rag loo haysto Arin Halis ah

Maxkamada Ciidamada qalabsida ayaa Maanta La Horgeeyay Xubno Loo haysto Katirsanaashaha Kooxda Daacish Xubnahaan Oo ah labo Ruux oo Rag ah Ayaa Loo haystaa inay Katirsan Yihiin kooxda Daacish

Xeer ilaayaasha Maxkamada Ciidamada Qalabsida ayaa ka hor sheegay Maxkamada In Xubnahaan ay Dhibaatooyin kaladuwan ka gaysteen Dalka intii ay Kooxda Katirsanaayeen

Ragaan ayaa waxaa kamid mid la baxay Magaca mahdiga Oo Sida xeer Ilaalintu ay sheegtay isku haysta inuu yahay Mahdiga lasugaayo islaamkana midayn Doon