Galmudug oo gacanta kusoo dhigtay kooxo dhalinyaro walaalo ah ku dilay….

Ciidamada Hay.adda Nabad sugida Nisa oo kaa Shanaysa Ilo Sirdoon ayaa Gacanta Kusoo dhigtay rag Dhalinyaraa Oo Habeeno kahor Degaanka ilix Meel udhow ku dilay Wilal dhalinyaraa Oo kamid ahaa dadka degaanka

Ragaan Lagu qabtay Meel U dhaxaysa Degmada Cadale iyo Degaanka Masaajid Cali Gaduud oo Gobolka Shabeelada dhexe katirsan

Dhalinyaradaan Afarta ah ayaa Loo haystaa Dilka Wiilal dhalinyaraa oo walaalo ah Laguna Kala magacaabo AUN Dr Axmed Xasan Cismaan Axmed oo ahaa Dhaqtar ka howlgala Mid Kamida Goobaha Caafimaad Ee Degmada Guriceel iyo macalin Liiban Xasan Cismaan oo ahaa Macalin Dugsiga Qur.aan Degaanka lagu Dilay.