DAAWO:Abwaan Si Wayn Looga Garanayay Gudaha Somalida oo Xanuun Halis ah la Dhibaatoonaaya….

Mid kamida abwaanada luugu jeclaa kayiga soomaalida ayaa xanuun soo ritay kuladhibaatoonaya galmudug abwaan oo ku magac dheer abwaan cabdi xiish kana mid ahaa abwaana sida wayn looga yaqaano galmudug iyo gayiga somalida ayaa ku xanuun sanaya degmada guriceel

Lugta ayuu jeedayaa, Gacanna waa Bareelis,Madaxiisana dhiig ayaa ku furmay abwaankii weynaa Ee Bulshada Guriceel aad u garanayeen Cabdi Xiish,waxa uu la ilmaynayaa daruufta nololeed iyo waayaha aduun ee soo wajahay, iyo owlaad la,aanta aduunka ku haysata, xanuun-na uu ugu darsoomay.

Waxaa uu ahaa abwaan Looga yeera goobaha bulshadu isugu soo baxdo,waliba maamuladii kala duwanaa ee Galmudug soo maray ayaa aad uu qiimayn jiray hal abuurkiisa, balse hadda waxaa uu waayay qarash uu xitaa diyaarad ku raaco si uu ugu da,daalo in uu helo caafimaad qaubo kamid ah xubnihiisa oo shaqada gabay, .

Haatan waa wadacwo iyo gar dhigasho maamul,shacab-ba iyo Soomaali weynba waxaa uu ka sugayaa sidii uu qaranimada ugu adeegi jiray in maanta loogu adeego.