Abdalla Sheeq Halaf oo kamid ah Hal-abuurka Degmada Guriceel ayaa soo qabanqaabiyay taageero ay dhalinyarada hal-abuurka leh ay u muujiyeen hormarka balaaran ee mudada kooban uu gaaray kharanka Soomaaliya gaar ahaan guulihii is daba jooga ahaa sida dayn cafinta,cunaqabatayntii hubka oo la qaaday iyo ku buurista ururka bulshada bariga afrika Abwaan Abdullaahi ayaa ugu horayn faahfaahinaya ujeedka madashaan
Xildhibaan+abwaan Samsam Cali Faarax iyo Abwaan faysal Calas ayaa dhankooda suugaan ku cabiray guulaha uu gaaray kharanka.
Majaajilaystaha reer Guriceel Ee lagu magacaabo Fur-katuure ayaa dhankiisa qayb ka ahaa madashaan.
Kasoo qayb galayaasha ayaa dhankooda u mahadceliyay cidkasta oo soo agaasinta Barnaamijka horu-marka qaranka iyo hal-abuurka guriceel
DAAWO