Laamaha Amniga Degmada Guriceel iyo Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka ayaa gaaray Deegaanka Garasle oo dhaca Koofurta Guriceel