Maxkamada Racfaanka Gobolka Galgaduud oo soo Saartay Amaro.

Maxkmada Gobolka Galgaduud ayaa soo saartay awaamiir kaladuwan kuwaasi oo kusocda Bulshada Qaasatan Nootaayooyinka.

Warqad kaso baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maxkmada Racfaadka Gobolka Galgaduud. Ayaa U Qornaaa.