Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo sheegtay in la dilay Lix ka mid ah shaqaalaheeda kadib markii lala eegtay qarax dulledka Muqdisho.

Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa sheegtay in la dilay Lix ka mid ah shaqaalaheeda kadib markii lala eegtay qarax waddada loo dhigay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Caasimada Muqdisho.