Guddiga Madaxwaynaha Galmudug u magacaabay Xal u raadinta Dagaal beeleedka ayaa soo saaray warsaxadeed waxaa Aqrinaya Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow.