Taliyihii guutada 8aad Ciidamada xooga dalka oo qarax ku dhintay..

Taliyihii Ciidanka Xooga Dalka Guutada 8aad qeybta 60aad iyo Askar Kale ayaa ku dhintay Qarax Kooxda AS Kula Beegsatay Gobolka Baay.
Taliyaha Oo lagu magacaabi Jiray AUN Maxamed Dheere Ayaa Ciidan uu wato maalmihii u danbeeyay Howlgalo ka Wadeen Deegaanada Maamulka KGS.
Xalay ayay Ahayd Markii Sawirro laga soo Qaaday Ciidanka Oo Howlgalo kujira Uuna hugaaminayo Taliye Maxamed dheere Balse Duhurnimadii Maanta ayaa Qarax lala Beegsaday Uu ku Geeriyooday.