Waa Maxay gaadiid Ciidanka Xoogga ka soo furteen Al-Shabaab..

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Sheekh Abuukar Maxamed Xasan oo caawa shir jaraa’id ku qabtay deegaanka Doonka ee gobolka Sh/Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal maanta Khawaarijta Al-Shabaab looga soo badbaadiyey gaadiid ay madax-furasho u heysteen.

Sidoo kale, Afhayeenka ayaa sheegay in dhul badan laga xoreeyey Shabaab, iyadoo howlgalkii maanta looga qabtay maxaabiis, sida uu sheegay Afhayeenka oo caawa ku sugan deegaanka Doonka oo u dhaxeeya Afgooye iyo Walaweyn.

  HALKAAN KA DAAWO