Howlgalo culus oo ka dhacay Hiiraan

Ciidamada Xooga oo kaashanaya kuwa Dowlada jabuuti ayaa howlgalo xoogan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka hiiraan.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed gaar ahaan Cidanka qeybta 27aad ciidamada gor-gor Ururka 291aad Guutada 29-aad ee daljir Cidanka nisa iyo ciidamada deeganka maamulka dagmada cidanka jabuuti ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano hoostaga degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiran halkaas oo la sheegay iney isku uruursanayeen xubno ka tirsan khawarijta
Howlgalka ayaa waxa u hogaaminaayey taliyaha qeybta 27aad farax cali waasuge frax koshin waxana uu shegay in cadawga ay ka gacan sareyan gesiyaasha qaranka.