Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Kulan Deg Deg ah la qaatay Laamaha Amniga Muqdisho iyo Masuuliyiin Katirsan Xukuumada Oo ugu Horeeyo R,W Dalka Xamse Cabdi Barre.
Madaxweynaha Ayaa sida La sheegay Waydiimo La xariira Dayac amniga Ee Weerarkii Xalay Hor dhigay Laamaha Amniga.
Sidokle Madaxweynaha Ayaa Tacsi Udiray Shacab Eheladooda Ku Waayay Weerarkii Xalay.



