Huurshe oo lagu soo Gaba-gabeeyay Siyaarta sheikh Yuusuf sheikh ibraahim.

Huurshe Waxaa Ka socota Gaba-gabada iyo Qatinka Siyaarada Sh Yuusuf Sh Ibraahim, Taasoo Maalmihii la soo dhaafay si Wayn Halkaasi uga Socotay waxaana isku arkay Dad aad u badan oo Meelo kala duwan ka Yimid.
+10
All reactions:

Mahamed Abdi Hashi, Ganacsade Othman Farah and 67 others