Xubno AS oo ajaanib kujiraan oo isa soo dhiibay.

Xubno ka tirsanaa AS oo gaaraya Saddex labo ka mid ah yihiin Ajaanib ayaa ka soo goostay Kooxda AS waxa ayna isu soo dhiibeen Ciidamada Maamulka Degmada Far-libaax ee Gobolka Hiiraan.
Maamulka iyo laamaha Amniga Degmadaas ayaa Gacanta ku haya waxa ayna Xaqiijiyeen in Xunahani si iskood ah isku soo dhiibeen iyagoo Cafiskii Dowlada ka Faa’iidsanaya.