Wac Bixiyeyaasha: Dawladda Hoose ee Dhusamareeb waxay doonaysaa inaad soo iibiso oo soo gaarsiiso qalabka sheybaarka ee baaritaanka agabka, oo ay maalgelisay Bangiga Adduunka.
Mashruuca Dhisidda Adkeysiga Magaalooyinka Soomaaliya ee Labaad (SURPII), wuxuu ku martiqaadayaa qandaraaslayaal u qalma inay soo dalbadaan iibsiga qalabka baaritaanka. Soo codsadaha waa inuu soo gudbiyaa codsigiisa ugu dambeyn 10ka Sebtembar 2024. Waxa uuna kusoo dirayaa Eimailkaan: dhusamarebpiu@gmail.com.
Halkaan hoose ka aqriso:-






