Ciidanka Daraawiishta Degmada Buur-hakaba ayaa howlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay deegaanka Jameeco oo qiyaastii 25-km u jira Buur-hakaba.
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay, Sandheere Xasan Aadan oo howlgalka hoggaaminaya ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in khasaare xooggan la gaarsiiyay Khawaarijta.
Howlgalka oo weli socda waxaad ka heli doontaan faah faahin dheeraad ah.




