Guddoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin ayaa Goob-joog ka ahaa Halka laga billaabay Naqshad saarista Magaalada Guriceel ee ah Qaabaynta Master Plan-ka. 28/08/2024 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint