Beesha Surre ee Dagta Waqooyiga Gobolka Galgaduud oo diiday Gobolka cusub ee Galwaaq Kulan ay ku yeesheen Degmada Xeraale ayey Warsaxaafadeed ka soo saareen.