Waa markii ugu horeysay oo tartan banooni dhex maro dhallinyarta arragga naafada ka ah, kaas oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho.