Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor Ayaa Kormeeray Xarunta Farsamada Gacanta Oo Dhismaheedu Ka socdo Magaalada Galkacyo.