Wasiiro ka tirsan XFS ayaa kormeeray isbitallada ay Maamusho Dowladu si ay uga kuur galaan Adeegyada Bulshada loo qabto.