Raiisal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamse cabdi Barre ayaa kulan la qaatay Kuxigeenka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay.
Labada Masuul ayaa ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Q,M
Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Waaxda Taageerada Hawlgallada, ayaa dhankiisa ka mahadceliyey soo dhowaynta Ra’iisul Wasaaraha, isaga oo ugu hambalyeeyay Soomaaliya kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, una rajeeyay in Soomaaliya ay gacan ka geysan karto nabadda iyo horumarka gobolka iyo guud ahaan caalamka.