Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo ka socda Hay’adaha Amaanka ayaa kormeer ku tagay Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir.