Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Dib uga furmay Muqdisho iyadoo wali ay ka maqan yihiin Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland.